(Daawo Sawirro) Burburka xooggan ee soo gaaray hotelkii lagu weeraray Kismaayo

Burbur aad u xoogan ayaa soo gaaray hotelka Cas-caseey ee magaalada Kismaayo oo shalay shalay illaa xalay uu ka socday weerar isugu jiray qarax ismiidaamin ah iyo mid toos ah oo laguĀ  galay hotelka. Madaxweyna Jubaland ayaa sheegay saaka in 26 qof ay ku dhinteen weerarka halka 56 kalana ay ku dhaawacmeen isagoo sheegay in … Continue reading (Daawo Sawirro) Burburka xooggan ee soo gaaray hotelkii lagu weeraray Kismaayo